“SIDEE AYAYNNU NAFTEENNA ULA HADALNAA“

 “SIDEE AYAYNNU NAFTEENNA ULA HADALNAA”



Sidii aan hore ugu sheegay bilawga gaybtan, carruurtu ma sameeyaan waxa aynnu farno, ee waxa ay ku daydaan ficilada aynu samaynno. Haddi ad tahay mid mar kasta naftiisa hifa, waxa suurtagal weyn ah in ay ubadkaagu kaaga daydaan caadadaas xun. Xasuusaha aan hooyaday ka haysto waxa ka mid ah, iyada oo muraayadda horteeda taagan oo iska baadhaysa limaha u leeyahay jidhkeedu. Sannado badan ka dib markii aan anna sameeyay sidaas. 0o kale, weliba ku horsameeyay inantayda, waxa ya i sheegtay in ay iga niyadxumaato markasta 00 aan sidaas oo kale sameeyo, isla judhiiba waxa aan soo x a s u u s t a y ni a n a n i g u n a d a r e e m i j i r a y d a r e e n k a a s 0 0 k a l e marka hooyaday ay muraayadda hortaagan tahay!

Inta badan habhagannada aynnu s o dhaxalnay iyo gaabnololeedkeenna waxa ka turiumaya gaabka aynnu u la hadalno nafteenna, gaar ahaan marka aynnu gudaha iska canaananayno. Inta badan waxa madaxeenna ka guuxaya hadallo aynnu kula hadlaynno nafteenna, heer aynaan u firsanba waxa aynnu ku hadlaynno saamayntiisa!

Laakiin waxa suurtagal weyn ah in codkaas hoose u yahay dhalliil gallafsan oo nafta udaran. Laga yaabaa ni ad naftaada ku leedahay hadallo ay ka mid yihiin: "ma hii mid ku habboon arrinkan!" Ama "cidna kuma kalsoonaan kartid!" Ama "waxa aan darcemayaa quus!" Ama xitaa "waxba ku soo bixi maayo, wa ni aan joojiyaa iskudayga!" Marar kalena hadallo daran sida: "waan buuranahay!" Ama " waxa aan ahay mid aan lahayn wax faa'idoah!"

Waa in aad ka dheeraato hadallada noocaas ah, raad xun kuma yeclanayaan noloshaada oo qudha, ee xitaa ta badkaaga ayay waxyeello u geysanayaan. Intaas waxa dheer; in ay ilmahaaga barayso in u dadka kale iyo naftisaba ku gano

dhallilo iyo nagdin gallafsan, codkan hoose e tabani waxa u weyneeyaa jewiyada galdan e iska fudud, waxa u gilgilaa kalsoonida nafteenna, waxa u n a dhaliyaa dareen nusqaan ivo

lidasho ah.

Waxa kale oo irta sabab cad oo keensanaysa in aynnu ka

taxadirno waxa aynnu nafteenna kula hadlayno, oo ah in aynnu caadadaas xun - 00 lagu daray caadooyinka muugda - u gudbinaynno ubadkeenna. Haddi aad farxad la rabto ubadkaaga, hadallada xunxun e gudahaaga ka guuxayaa waa mid ka mid ah cagabadaha hortaagan arrinkaas. Tijaabooyinka carruurnimo waa waxa jaangooya sifooyinka aynnu ycelanaynno marka aynnu weynaanno, waa habka ay dadku u koraan, waana wax adag in laga takhaluso. Waxa macquul ah in gofka ay ku adkaan karto ni u xakameeyo codkaas, laakiin wa in aad u firsataa marka u dhacayo arrinkaasi.

Ellin waa hooyo laba carruur ah leh oo shagaysa. Si fiican ayay u og tahay saamaynta codeeda hoose e taban, inta badanna waa hadal ku saabsan in ay guuldarraysanayso. Waxa ay nafteeda u sheegtaa: "waad fashilmaysaa!" "Waxaas u gaban maysid si wanaagsan!" lyo hadallo al mid ah.


Waxa ay tidhi:

naftayda hadalladaas ayaan kaga hor'istaagaa in ay wax gabato, haddana isla naftii ayaan ku canaantaa in aanay kudhac lahayn oo aanay wasba gabsan karin. Waxa aan u sheegaa naftayda ni aanan wasba uk dedaalin, o aanan ku gasbin joogtaynta hawlaha. Waxa aan u sheegaa in aanan lahan wax khibrad ah ama hadaf ah. Aniga oo hadda kuu sheegaya hadalkan, waxa aan niyaddayda ka maqli karaa codkaas oo i leh: "HAA! HAA! waad saxan tahay!"

Waxa aan dareemaa denbi weyn marka aan ka fekero meesha u iga yimi codkaasi, waayo; hooyaday aad ayaan u jeclahay, Weligeed waa ay i jeclayd, aniguna waxa aan dareemi jiray mar kasta in al i jecel yahay.

Laakin hooyaday waxa ay ahayd nooca dadka e mar kasta werwera, mar katana dareema

niyadjabka, laabteedana waxa degganaa dareenno xunxun 00 tabnaan ah. Mar kasta waxa ay ahayd mid u daran nafteeda. Ma ay agbali jirin ammaanta. Haddi iyada lagudhaho, tusaale ahaan: "cuntadan aad samaysay way wanaagsan tahay" Waxa ay dhihi jirtay: " waxba ma flicna, milixduna way ku badan tahay!"

Si u n ayay aniga iyo walaalahay noogu soo gudbisay dareenkaas. Inta badan waxa aannu diradda saarnaa fashilkayaga, annaga o taas u adeegsanaynna ni ay caddayn u tahay karti yaraantayada, naftayadana kü gancinaynna in aanaan waxba isku deyin. Mar ayaan dhibco hoose keenay maaddada luugadda Faransiska, markaas ayaan dareemay sidi u adduunkuba gebagebo yahay!

Hooyaday waxa ay isku daydaa ni ya dhanka wanaagsan wax ka eegto, laakün inta badan kuma guulaysato. Markii aan tijaabinayay tookaygii arooska, hooyaday waxa ay u tidhi si ganacsanaan la'aan ah: "maalinka arooska, marka aad ubaxa gacanta ku sidato 1yo waxyaabaha kale, kolley wuu iska gurux badnaan donaa!" Werwerkeeda joogtada ahi waxa u marar badan dhibaatayn karaa dadka ku xeeran iyada.

Ellin waxa ay i sheegtay marka laga yimaaddo caadadaas xun ee tabnaan-u-hadalka ah, in hooyadeed ay leedahay sifooyin badan oo wanaagsan, aniguna ma doonayo in a n usawiro sidi gof xun, laakiin sida aynnu samaynno badankeennu, ma ay ahayn mid u flirsata gaabka ya u al hadlayso nafteeda, mana ay dareensanaynin ay ugudbin karto caadadaas ubadkeeda. Marka aad udhug yeelato gaabkaaad ual hadlayso naftaada, waxaaad helaysaa habab badan oo aad ula tacaamuli karto codkaas.

Waxa ay tidhi Ellin:

"Waxa aan go'aansaday in aanan codkaas ugudbin carruurtayda. Ma doonayo ni ya iga raacaan bagdinta aan ka gabo guuldarrada, waayo; waa dareen burburiye ah. Mar kasta waxa aan dagaal adagla geli jiray waxa u i lecyahay codkaasi, mar kastana waa uu iga guulaysan jiray! (Intaas waxa dheer in codkaasi u wiiqi jiray tamartayda).

Dhowaan ayaan ogaaday habka ugu habboon c aan codkaas isu dhaafin karo.

Waxa aan u la dhaqmaa sida aan u la dhaqmi lahaa shagaale dhib badan oo aannu isku meel ka shagaynno, waxan aan ku idhaahdaa: "xag ayaad u leedahay in aad fa'yigaaga hadasho."

Ka dibna waxa aan isku dayaa in aan gabto waxyaabaha u codkaasi i leeyahay ma gaban kartid. Ciyaalkayga waxa aan tusaa waxyaabaha aan ku

fashilmay, si ay u arkaan in fashilku u yahay wax dabici ah. Waxa aan dib u bilaabay in aan wax sawiro, si kasta oo codkaasi u i lahaa ma awooddid. Halkü aan dhallilo culus ku gani lahaa farshaxankayga, waxa aan naftayda ku tababaraa in a n diradda saaro sababaha aan u jeclahay sawiridda iyo farshaxan kasta kasta waxa

iga cajabiyay.

Tani waxa ay keentay, gaybti kalsoonidarrada ahayd ee codkaasi u igu sababayay in ay isu beddeshay kalsooni nafeed si kobcaysa, ma aha dhanka sawirradayda oo qudha, e xitaa si guud noloshayda." Haddi aynnu u firsanno waxa ay Ellin samaysay, oo u kala saarno dhow godob, waxa u nogon karaa sidan:

• Ugu horrayn; agoonso codkani marka u hadlayo.

• Ha la murmin. Ula dhagan sidi gofdhib badan 0o aad isku dhaafinayso hadalkisa in uu ku saxan yahay waxa u sheegayo. Tusaale ahaan; ni aad u fekerto habkan: "sida aad jeceshahay u feker, waad ku saxan tahay."

• Ku dhirro in aad samayso waxyaabaha codkan

hoose u ku leeyahay ma awooddid, waxa aad helaysaa kalsooni dheeraad ah. Waana wax aad xasuusan karto

marka u shaki kaaga yimaaddo gabashada waxgaar ah.

• Wacyi u lahaw halista ya leedahay in aad u gudbiso caadadaas ubadkaaga, taasi waxa ay ku sinaysaa dhirrigelin dheeraad ah oo aad kula tacaamuli

karto.

Tababar: agoonso codka taban ee hoose

Mar kasta sido bug yo galin, kuna gor hadal kasta 0o xun 0o aad naftaada kula hadasho maalinkii. Ma jiraa gof isaguna

kugu dhalliilay hadalladaas hadda ka hor?

Ka feker arrin aad doonayso in aad xagijiso iyo

tallaabooyinka ay tahay in aad gaaddid. Imminka, u firso arrinkaas sida a d naftaada ugala hadlayso. Miyaad naftaada ku leedahay hadal kukellifi kara ni aad faraha ka gaaddo hawshaas? Codkani cid ma ku soo xasuusinayaa (waalidkaa ama dad kale

oo sidaas kuu la hadli jiray?)

By: Zakariye Ibrahim Ahmed ✍🏾⏰

Nagusoo biir mudane/marwo: 👇🏻

https://www.facebook.com/profile.php?id=61551653038059&mibextid=LQQJ4d


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Sidee Livegood $2047 uga Samayn karaa?!🤔

✅Kalsoonida luminta waxay noqon kartaa natiijada arrimo iyo khibrado badan oo kala duwan. Waa kuwan qaar ka mid ah sababaha caadiga ah ee lumitaanka kalsoonida: