“Jacaylka Caalamkaan Dhalan rogan”


“Jacaylka caalamkan dhalan rogan”


Marka si guud looga il sugto dhanka dareenada iyo xidhiidhada jacayl ee bulshada maanta, waxa laga dheehanayaa in ay jirto xaalad xadhig--ka--furasho baaxad leh ah oo degaanka jacaylka waayahan ugub ka jirtaa. Waxa laga dheehanayaa in oofintii iyo dhab-ka-hadalnimadii ay

nogdeen sheeko al so tebiyo yo khuraafaad marka laga warramayo loo maleeyo in cidda laga faalloonayaa ay ku

dhagan yihiin Farraarre")

Waxa aynnu ku jirnaa waayo ya s u r e tahay in

marka ya saaxiibaduhu isbariidinayaan ay isku

yidhaahdaan, galabana ke ayaad jeceshahay?!

Layaab ma laha haddii aymar walba gabadhu la oydo, al miyir doorsoonto, oo ya al daalaa dhacdo jacay!

ku cusub.

Darbaddaasi (xummaddaasi) waxa ya si ba'an u


maashaysay magaalooyinka waaweyn, xeebaha yo kulannada caweysyada, mra kasta oo aynnu dhanka baadiyaha u si durugnana way soo koobmaysaa, mar

kasta oo aynnu gudaha ugu si dhaadhacno ama aynnu la socdaalno reer---miyigana way soo tafo xaydmaysaa saamaynteedu.

Laftinimadil (nasabnimadii), oofintii, sugnaanshihi yo dhab-ka---hadalnimadii dareennada nololeedba waxa aynnu ugu laabanaynaa dhanka baadiyaha.

Waxa aynnu ka war helaynaa dad cishqi gaaday 0o

oofinayay ilaa ay kala god galayeen.

Haddii ay ka---daba-bax (khiyaamo) lammaane

dhex marto dhiig iyo dil la'aantood kuma dhammaato. Waxa aynnu baadiyaha ka dheehanaynaa ni oofintu ay tahay xeerka yo gaacidada seeska u ah bulshada, isla oofintaas yo ku-dhegganaanta dhawrsoonaantaas ayaynnu ku arkaynaa baadiye kastaba, xataa miyiga Faransiiska, miyiga Ingiriska iyo miyiga Jarmalka. Isla oofintaas ayaynnu ku arkaynaa Buurta Diruus iyo Buurta

Lubnaan.

Haddii aynnu u dhaadhacno magaalooyinka

London, Paris yo Bayruud, waxa aynnu ku arkaynaa xurmadii lagu tumanayay yo lumitaankii oofinta iyo aadamanimada e ka jiray Qaahira, Rome yo Mount Carlo. Waxa aynnu ku arkaynaa asturnaantii oo la xooray 0o xishoodkiina al la cuuray. Wiilasha iyo gabdhaha waayahani waxa ay ku dhagan yihiin xaalad al moodo goob-ka-ciyaarka Striptease".

Cimilada guud ivo hannaanka ay wax u socdaan

waxa ay ku leevihiin nafta raadayn ku dhirrinaysa in ay

dabecadaha gar kasi denbabasto oo ay lumiso, kuwo kalena ay ku dhegto oo ya ka daba dhacdo.

Baadiyaha cimilada guud e habdhaganka u ah seeskeedu waa oofin. Beerfaluhu ininyaha dhulka ayuu ku daadinavaan oo ma khiyaamayaan roobka, webiga iyo gorrada midina, mid walbana oofin b u u d a ayuu ka

helayaa o xeerkoodu wa balan oofin, haddii u guntiga dhiisha iskaga dhigo oo uu ka adkaado waraabkeeda yo godaalkeeda beertaasna, midhaha xilligoodii u ka sugayay ayay siinaysaa ivada 0o aan khiyaamayn.




Iyada oo ya wax waliba sidaas u dhacayaan, haddana

wax kastaaba waxa ya u socdaan si deggan oo qunyar--

socodnimo laga dhechanayo, o degdeg, xaalad'abuur iyo kedisyo wadne-gooyo ha mdnai amlaha.

Qoysasku wa deris isgudub yaala, isweheshada 0o jaalnimo wadaaga, dhib yo dheefna qaybsada, xataa geerida.

Layaab ma laha hadi jawiga noocaas ah ce aaggaas ka jira ya midhihiisii nogdeen oofin ka dhexaysa dadka ku dhagan.

Magaalooyinka yio xeebaha laftooduna way uk kala geddisan yihiin jawiga oofinta. Xeebra, dadka dalxiisayaashu maalin walba way u xaj tegayaan,

maraakiibta waaweynina wax ya ugaadaan dhankooda bogollaal rag yo dumar nooca dheesha iyo dhaldhalaalka jecel ah oo saacad kastaba saacaddi hore in ay xeebtu

sideedii ka geddisnaato doonaya, dhammaantoodna waxa ay u beretamayaan si uu mid waliba gaarkiisa ugu ugaadhsado raaxo hor leh oo uu uga bogto.

Maqaaxiyaha jaamacaduhu way ka xaalad geddisan yihiin oo waxa isdaba taxan layman arday gashaantiyo y o g a b a n n o a h , m i d w a l b a n a ay g a a r k i i s a u g a o o g a n tahay shahwo kor yo kal karkarinaysaa, indhahooda iyo

dhegahooduna ya baalladaymood yo dhegadhegayn wax ku gaadayaan.

Magaalada lafteedii way ka si geddisan tahay 0o dadku haba varaato'e dhanka samada waxba kama

sugayaan, iyaga ayaana wax walba xakamavntoodii gacanta ku dhigay 00 ku maamulaya badhimo la riixriixayo, raadaarro iyo dayaxgacmeedyo, ka dibna waxa ay u maleeyeen in aanay samo jirin oo aanu Rabbi & jirin, cid wax maamusha oo maaraysa oo aan iyaga ahaynina aanay jirin. Markaasay amarradii, shareecooyinkii, caadooyinkii yo dhagannadiiba dabada ka t u r e e n oo ay ka tallaabsadeen iyaga oo hawadooda ku tuuntuunsanaya, mid kasta oo iyaga ka mid ahi waxa keliya ee uu arkaa waa naftiisa ivo hadba waxa uu xiisaynayo e u u jeellan yahay, yo sidoo kale waxa u hadba ku sugan yahay ee nasiib u u helo, iyo dhaldhalaal uu ku daanshoodo ah.

Waa taas nolosha maaddiga badhaxa tiran ahi. Marka u aadamuhu ku noolaado nolol maaddi ah

oo badhax tiran, waxa kala goosanaya ilbidhiqsiyada uu ku sugan yahay, hadba xaaladda u ku jiro y o

gedgeddoon adduun 0o anu midina midka kale xidhiidh aan ka ahayn raaxo raadin la lahayn.

Shahwooyinku sida u caadada ah way daali og yihin,

way caajisi og yihiin, mar walbana dibucusboonaysiin iyo beddelaad kama maarmaan si ay u si oognaadaan. Sidaas

ayay ku imanaysaa xaaladdan guud e bulshada magaalooyinka saamaysay e kala xadhko- -furashada

joogtada na yio xidhiidhada maalinka labadiisa gelin ku ge eelagu os af meerayo, degaankii ya bulshadaasi ku dhagnaydna waxa loo maleeyaaba in u yahay buuraleydii daanyeertu ay ku dhaqnayd. Way

isriminayaan oo laboodka yo dheddigoodku waxa ay isu saaranavaan si a d ivo xeer la'aan ah oo aan dabar iyo

gayd midna lahayn, e keliya kediskaas u n lagu kala calaf gaadayo.

Waxa layaab yo dhabannahays leh, in naftu aanay weligeed xaaladdaas ku dhergayn o shahwadeeda aanay ka boganayn, gaajo yo baahi dheeri ahna ay mar walba




ka si korodhsanayso o aanay ka cokanaanayn ce ay oon

iyo harraad hor leh u n ka si biirsanayso. Ka dib ay ku danbaynayso mugdi ay u horseedday dhabbadaa xayawaannimada leh ee ay gaadday, indho adkaan yo

madiiraannimo aanay waxbaba jidh didayn. Taasina

waxa ay galinsiinaysaa in ay fidradii fasahaaddo 00 ay u

hagto dhanka quusta, waallida iyo ni u gofkaasi isgudh gooyo.

Sidaas awgeed; ayaynnu ugu aragnaa dadka ugu badan e waasha ama isdila dalalka barwaagosooranka

yo badhaadhaha ku jira e dhagankii ak lumay, galmadana ka hagab beelay, sida Ruushka, Maraykanka, Sweden y o Norway. Balse

kama aragno degaannada miyiyada ah yo nolosha baadiyaha oy buuraha dadka ku dhagan. Sidoo kale; waa madhacaan in aynnu ku dhex

aragno muuminiinta u imaanku ganjaha joogo (buuxo). Oofiyayaasha ballan'oofinta ku suntan ivo

dadka dadnimada yo nasabnimada habhaganka ka dhigtay.

Maaddiyiintaas shahwada nafahooda daba rooray sidaas ayay moogganaantaas ugu jirayaan 0o waxa

baraarujiya keliya dhulgariir,

duufaan, folkaane ama cudur safmar ah oo tarab tarab u wadha, agoontooda iyo

agabkooduna ya maarayn kari waayaan, mid walibana u

halkiisa ku gallalo oo garaadkiisu u hawlgabo marka uu

arko awood ka mug weyn awooddisu in ay meesha ka

arriminayso, rabitaan ka xeel deer isaga rabitaankiisuna

uu ifkan ka adeegayo".

Isla marka dhacdadaasi ay dhammaato e shagaalihii

u hawl galay ka u danbeeyaa u ka faro dhagdo, waxa ya maaddiyiintaasi u weecanayaan islaweynidoodii iyo

madax'adayggoodii, wixi haleelayna waxa ya uk fasirayaan kedis indho la' yo dhacdo rabitaan la'aan.

awoodo isjiidhay uga dhalatay. Taasina indho

la'aantoodii ayay indho al a'an ugu si biirinaysaa, cibradii ivo ku--waano--gaadashadina sidaas ayay ku

seegayaan, sooyaalkii ya ku reebtayna way hilmaamayaan, mana ay fahmin wixii ku habsaday ni uu

ahaa gayladhaan dignin ha yo hanfi hordhac ah oo waxa ku soo aaddan laga s i i siyay, is ka baraarugayaa u u baraarugo, ka ku waano gaadanayaana uu ugu waayo

arko, ka hor inta aanay iman halaagistii weyneyd e masiibada ku habsaca ku nogon lahayd.

Habsashadaasina wa tebinca ya caariikhdu xusto ivada o cutbyo badan.

Habsashadaasi wa dhacdadii Caad, Samuud, Nuux tolkii iyo Luud tolkii.

Habsashadaasi waa sunnaha Ilaahay & ee ifkan.

Sunnada u Ilaahay &ifkan u dejiyayna beddelaad loo ma h e l a y o , e e j a c a y l k a w a a y a h a n y o w e r i n a h a mucaashaqiinta ayaa kumannaan tusaale 00 kala beddelan laga dhechanayaa.

Indheergaradka garaadka baxsani waa ka yagaanna sida u u akhriyo sooyaalka yo taariikhda, sida un u fahmo halxidhaalayaasha uk naqshadaysan dhadhaabka

hanuunka, una fahma murtida ku dahsoon yo waano- gaadashada ku daahan dhacdooyinka maalinlaha u dhacaya e e dusha uga eg sidii in ya kedis ku dhaceen 0o kale.

Soo follow Garee page keena Facebook: 👇🏻

https://www.facebook.com/profile.php?id=61551653038059&mibextid=LQQJ4d


Vedeo gaan daawo: 👇🏻

https://youtu.be/l0xetwpAS20?si=jXHroqKcqEXNQYgP


- Wehelka Bulshada ✍🏾

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Sidee Livegood $2047 uga Samayn karaa?!🤔

✅Kalsoonida luminta waxay noqon kartaa natiijada arrimo iyo khibrado badan oo kala duwan. Waa kuwan qaar ka mid ah sababaha caadiga ah ee lumitaanka kalsoonida: