Goorma ayuu jacaylku noqdaa jaahilnimo?
Goorma ayuu jacaylku noqdaa jaahilnimo?
Ilaahay waxa uu ugu neceb yahay qof duq ah oo wax caadhaqay, hantiile dhabcaal ah, (baqayl) ah iyo mid awood leh 0o amar taagleeyay. Ay s a b a b u tahay; aadamaha waxa uu karaankiisu buuxsamaa kolka uu da'
ahaan gaboobo, hanti ahaan hodan nogdo, awood ahaanna u buuxsamo. Marka dhan---walba--ka- dhisankaas u gaadhay aanu filanayn in uu dhinnaanshiiyo ku imanayo, markaas waxa laga cafiyayo da'yarta yo dhallinta, lagama dhaafayo dugayda garaadkoodu u buuxo. Sidaas awgeed; ayuu Ilaahay & ugu xusayaa Quraanka:
"Jeer marka u tamar galo ee u 40 jirsado u
yidhaahdo [ka wanaagsani] Rabbigayow; i solansii (igu sin) in aan kuugu mahad nago nimcadaada aad ligu nimcaysay aniga yo labadayda waalidba, aayahana (igu sin) in aan falo arrimo san oo ku raalli geliya. (Marka u awoodaysto ee xooggiisu u buuxsamo ee cirracirroodka u so yeelanayo, da'diisuna ay 04gaadho e garaadkisa iyo fahankiisuba ay dhammays tirmaan, oo badanka wixii u dhallinvaranimadiisii soo ahaa aanu iska
beddelayn, ayuu yidhaahdaa gofka wanaagsani:
'Ilaahayow; i waafaji in aan kugu mahadiyo galladda aad aniga yo waalidkayba noogu deeqday, timaaddadana aan falo camallo wanaagsan ooku raalli geliya.')"
Waxa uu ku magacaabay Quraanku in dhanka dumarka loo wada lico (janjeedhsado) jaahilnimo. Nebi Yusuf oo Rabbigi &uga cabanaya dhibkii haleelay e
ahaa in ya ku badatay saamaynta haweenka Masar ee daandaansanayaa (damaaciyayaa) waxa uu vidhi:
"Ilaahayow; haddii aadan iweydaarin dhagartooda, waan u ilanayaa (janjeedhsanayaa) dhankooda, waxana aan ka mid nogonayaa jaahiliinta. (Haddii aad Ilaahayow naftayda i wakiilato o aniga aad xilkaas i deyso, ma hanan karayo naftayda, xumo yo samo midna kuma biirin karayo wax aad adigu xeeladdaada iyo awooddaada igu idanto mooyaane, adiga ayaan kaa kaalmo weydiisanayaa e ei daba madrai maacigooda.)"
Waxa u ku leeyahay nebi Yuusuf Rabbigi &: "haddii aadan i werdaarin oo marinhabaabinta ivo soo-
jiidashada haweenkaas aadan i baal marin, waan u
jilcayaa o aadame ayaan ahay'e wan u debcayaa, waana aan u iilanavaa dhankooda, sidaasna waxa aan kaga mid
nogonayaa moogganayaasha (jaahiliinta).
Quraankuna waxa u ku tibaaxayaa u--jiljileeca saayidka ah ee haweenka jaahilnimo.
Qodobkaas uu tilmaamay Quraanku waxa u lecyahay mug yo miisaan u baahan falanqayn iyo ka- bogasho. Maxay u--debecsanaanta jalangooyinka qurxoon e jidhka dhisani u nogotay jaahilnimo?!
Muxuu jaahilka ku noqday ak u jilcay dhanka
jalanqooyinka e u wada iishay, jacaylkuna u
beerqaaday e u ka badiyay?! Jaahilnimada loo jeedaa es waa tee?!
Ka jacaylkaas u---janjeedhsiga buuxa ee jalangada gabaa laga yaabaa in u sito PhD. Laga yaabaa ni uu yahay wasiirka agoonta yo warbaahinta. Laga yaabaa in un yahay figiyahan. Laga yaabaa ni u yahay agoonyahan. Laga yaabaa in u yahay suufi gaadaya dhabbaha ka-siibashada adduun oy u go'a jidka Ilaahay #. Jacaylku uma kal saro dadka weyni iyo yari, soo-jiidashada haweenkuna ragga way wada hanataa heer kasta oo ya agoontooda iyo ogaalkoodu gaadhsiisan yihiin, iyo is kasta oo ay u kala duwan yihiinba.
Moogganaanta halkan looga dan leeyahay ma aha
jaahilnimada dogoni- -garatayga ah e al isla yagaanno.
Ma aha j a h l i g a d h a n k a X i s a a b t a , K i m i s t a r i g a y o
Jugraafiga. ma aha jahliga dhanka Falsafadda, Fiqiga iyo
agoonta mandiga (logic). Xataa ma aha jahliga dhanka shareecada ah oo haddii uu nebi Yuusuf ku dhici lahaa
gabdhahaas o jahligaas u dhex muquuri lahaa, jaahil kama u nogdeen dhigmooyinka (nusuusta) iyo dardaarannada Rabbigii #*.
Jahliga looga dan lecyahay halkani ka dubaalad
cheer (goto dheer) kuwaas. Wa jahliga iyo m o o g g a n a a n t a r u u d a oy d h u u x a w a r k a , s i r t i s a dahsoon yo dhankiisa daahan ee ka-baaraandegga u baahan. Waa ni uu jaahil ka nogdo bu'da shareecada, murtida ku duugan yo ujeedkeeda rasmiga ah ee ku dahsoon.
Maxay tahay ruuda dadban ee warku?
Muxuu jaahil ku nogonayaa ka u jilcay dhanka quruxleyda jalangada ah e marka u jaaheeda jalleeco ak daba dhacaya, ee caashagaya ee galbigisa iyo
hankiisuba ay iyada ku xidhmayaan, go'aanklisuna u iyada ku go'ayo, e quruda u wejigeeda ka dheehdo hadh ivo habeenba
ya garaadkiisa ka guuxayso e fekerkiisa ay gabsanayso?!
Waa jaahilnimo muran--ma-doon ah oo aan geedna loogu soo gabbanayn, o gofkaas waxa seegay odhaahaha Rabbi & jyo luugadda uu kula hadlayo ee ka dhex dhawaagaysa wejiga jalangadaas qurxoon e u
jantay.
Wejigaasi waxa u u muujinayaa in u Ilaahay @ku
leeyahay: "aniga ayaa ah ki ugu horreeyay, uguna danbaynaya, isagu dahsoon, raadkiisa yo falalkiisuna ay meel walba ka muuqdaan."
Waxa uu foolkaasi u muujinayaa ni uu Ilaahay *# ku leeyahay: "aniga ayay iga timi q u r u d a kaaga muugata
foolkan ee aad la dhacday, ce cid aan aniga ahayn ha u tirin oo ha ku sheegin in ay leedahay. Aniga ayay iga yimaadeen bashaashnimada yo samaanta wejigaas ku indho daraandariyay, ee ha u malayn in ay
jalangadaadaasi leedahay o ya hanatay iyadu, anigana ha ¡halmaamin. Berri, dhawr gu' dabadood, haddii aad isla jalangadaadaas lafteeda ka li sugato, waxa aad arkaysaa keliya weji coodhcoodhay, dhaban harag ah o jactaday iyo jidh wada debcay, marka ya dhimatana waxa u jidhkaasi nogonayaa dawlis (xadhig) lufan"a h . Quruxdeedan iyadu ma laha ce aniga ayaa leh, samaanteedanna iyadu ma laha ee aniga ayaa leh. Aniga ayaa iyada siyay 0o amaahiyay, uguna deegay, si aan iyada iyo adigaba idiinku gallado oo noloshaada iyo nolosheedaba a n ugu qurxiyo. S i d e ayaad markaa i hilmaamaysaa (illaawaysaa) ee naftaada aad iyada u wada
siinaysaa, anigana aad igu dhabar jeedinaysaa, sidee ayaad iyada danayntaada o dhan u siinaysaa, anigana aad liga durkaysaa ee aad liga dheeraanaysaa?! Addoonkayow; falalkaasi wa kala--go' iyo moogganaan aad kula kacday asalkii nimcadaas aan idinku galladay, waana jaahilnimo aad mooggan tihiin gacanti nimcoovinkaas oo dhan idiinku deeqday."
Maadaama o u--wada-janjeedhsigaas uu ninku gabadha isa siiyo
u kaga go'ayo Ilaahay
*, quruxdeedaasina ay ka daahayso kaaha Rabbigii &e ka dhex muugda, sababtaas darteed ayuu ugu magacaabay suufiga Abu Xaamid AlQasaali "dhicitaan" (gofku ni u ka dhacay jidkii dhabta ahaa). In uu ninku jacaylka gabadh keliya dhex muquurana waxa u ku tilmaamay ni u Ilaahay &u shirki sameeyay. Jacaylka cidda keliya ee loo keliyayn karaa waa Ilaahay # 0o gudha. Mabannaana ni u ruuxu caashaga u keliyeeyo Ilaahay *&cid aan ahayn, si dhammays tiran oo b u u d a n a gofku cidda keliya ee u u jeclaan karaa waa Ilaahay *, Sida uu Qasaali gabo, godobkaasi waa sababaha dahsoon ce ku duugan murtida badinta guursiga haweenka!
Ka u jacaylku beergaaday ce wada liicay waa jaahil 00 ma uu garan quruda dhabta ah ee uu arkayo. Waa sidii gof naxashka dhunkaday, iyada oo ruuxda uu sida dhabta ah u jecel yahayna ay tahay ta meydka, waana sanam- caabudnimo uu ku dhacay jacayllanahaasi isaga
0 aan dhaaddanayn.
Nin kasta oo u jeellan jalanqo, jacayl xoogganna u
haya bishmeheeda yo horraaddadeeda, ku dhadhabaya dhunkashada dhabannada yo cabbaadhyuhu, waa sanamcaabud maaddi ah o gaabdhismeedyada yara qurxoon ee horjoogaa ya hilmaansiiyeen Allihii jirsiiyay ee ya ahayd in uu isaga dhab u jeclaado, waxa ay illawsiiyeen gacantii Ilaahay &e ya ahayd in u niyaysto in u iyada dhunkado.
Qiirada yo hinaasaha Ilaahiga ha e sharfani markaas waxa ay ka horjoogsanayaan in u helo bilantaas
nu calmaday e cindiglisa ku ladhan, ya sababu tahay; Ilaahay &wu kala wyen yahay addoonkiisu in u isaga jacaylkiisa cid ka hormariyo oo uu ka mudnaysiiyo. Raalli kuma aha Ilaahay & in uu arko addoonkiisa oo u leefaya gacmaha oy bishmaha gabadh sidii ey laf calaalinaya.
Daahaas gadaashiisa waxa ku daahan wejigii ugu qurxoonaa ee ugu dhammayska tirnaa ceu Ilaahay *9 yidhi markii u ka faalloonayay:
8
"Wax waliba way halaagsamayaan (baaba'ayaan)
Ilaahay *# wejigiisa mooyaane. (Ilaahay # waa waaraha hadhava e aan dhiman, wixii aan isaga ahaynina ay dhanka dhammaadka ivo dhimashada u wada af meermayaan)"
Qof kasta oo isku xidha Ilaahay &wejigisa cid an ahayni wuu halaagsamayaa.
Jacayl kasta 0o aan
Ilaahay & dartii wax jeclaanina wa jacayl halaagsamaya.
Waxa u Ilaahay &nebigiisa #l ugu sheegayaa Xadiisul Qudsi: "inta aad doonto noolow, kollayba waad dhiman'e, cidda aad doontana jeclow, kollayba waydun iswaayive."
Kala- -tagga, iswaayitaanka jyo fashilku waa
gebagebada jacayl kasta o an Ilaahay &daraaddii loo jeclaan.
- Wehelka Bulshada ✍🏾⏰
Wow all the best
ReplyDelete