“Livegood maxay kaga duwan tahay Shirkadaha wax dhaca?”
Livegood maxeey kaga duwan tahay Shirkadaha wax dhaca?
Sida ay muhiim u tahay in bulshadeenna looga digo wax yaabaha lagu dhacayo ee ka gacacsiga aaladdaha internetka, ayeey sidoo kalana muhiim u tahay in lagu baraarujiyo fursadaha ganacsi ee la tijaabiyay laguna kalsoon yahay in lacag baddan laga samayn karo mudo kooban!
Shirkadaha dad dhaca waxeey isaga mid yihiin, inneey raadiyaan inneey gacantooda soo gadho hantida (Asset) dadka! Ugu horrayn waxeey xooga saaraan lacagta jeebadsha dadka ku jirta (lacagaha yaryar), waxeeyna ku odhanayaan haddaan 1000/2000 birr ama 5000birr ku darsato maalinkii, Usbuucii ama bishii intaas ayaad helaysaa, maalmaha iyo bilaha oogu horreeya lacagihii yaryaraa ayeey dadku kusoo celiyaan oo ay ooga dhigaan innuu qofku faa’iiday!
Kadib qof walba waxuu is odhanayaa si aad lacag baddan u faa’iido lacag baddan meesha dhigo, oo waxuu kusoo xaraynayaa lacagihii accountiyada oogu jiray, dadka qaarkood guryahooda ayeeyba usoo xaraashaan, kadib Shirkadu waxay raadinaysay intaas maadaama uu ahaa, lacagtii badnayn ee dadku soo galiyeen ayeey la goostaan!
Companyga Livegood lacag kuma darsanaysid, Stock ama share kama iibsanaysid, Kaliya waxaad kireeysanaysaa aaladda Companyga ( Plattform kooda) ayaad qol aad ku ganacsato ka dhex kireeysanaysaa marka laga reebo 40$ ee fadhiisinka ah oo hal mar ah, bilkasta kirada dukaankaaga (Qolkaaga) oo 10$ ah aad iska bixinaysaa! Hadda u fiirso 10$ ayaad ku kiraysatay dukaan qalabaysan, adiguna dukaan qalabaysan ayaad heshay Shirkadiina 10$ oo kira ah ayeey kaa qaaday, waad kala joogtaan. Hal dollar ama hal riyaal ood adigu leedahay Livegood kaama hayso, sidaa daraadeed wax ay kaa dhacdo oo ay kaala tagto maba jiraan! 10$ ee kirada ah xiitaa shirkadda ma wada qaadanayso ee isla dadka memberka ah ayeey dib oogu qaybisaa!
Livegood ujeedadeedu waa inneey Prodectigeeda, alabadeedda aduun waynaha gaadhsiisaa, waddan walba oo ay ka hesho xubno baddan waxeey ka sameeysaa warehouse waxeeyna geeysaa Prodectigooda.
Waxaan filayaa innaad fahantay farqiga u dhaxeeya Livegood iyo shirkadaha dadka dhaca, ugu dambeeyntii weey jiraan Shirkado dadka dhaca waana waajib in dadka looga digo kuwa dadka dhaca iyo qaababka ay u shaqeeyaanba. Balse Livegood kamid ma aha kuwa dadka dhaca, mana hayaan lacag ay dadku leeyihiin, sidaa daraadeed Shirkadda Livegood waxa kaliya ee ay innagu soo kordhisay waa fursan, waliba fursad qaali ah ee halaga faa’iideeysto kuwa doona inneey fursadan idanka careeyaan yaan dhagjalaq loosiin. 5 billood ayaan ku jiraa bilkasta 10$ oo kaliya ayaan bixiyaa kumanaan dollarna waan ka helaa, bal qiyaas 10$ bixi kumanaan dollar hel farqiga u dhaxeeya!
Qaabkee lacagaha looga shaqaystaa, lacagahana looga helaa? Qormadda dambe ayaan idiinku sharixi doonaa, sidoo kale teamka iyo telefoonadda hoose kala xidhiidha wixii macluumaad dheeri ah!
Haddii aan rabto innaad fursadan Livegoog ka faa’iideeysato oo dhaqaale ka samayso diyaar ayaan kuula nahay innaan kaa caawino oon ku garab is taagno inta aad isaga fillaanayso ee soo dhawoow, noolashaada , tan waalidkaa, reerkaaga iyo ehelkaaba ku filloow!
Lasoo xidhiidh teamka diyaarka kuu ah inneey ku caawiyaan si aad boos kaaga u qabsato!
Whatsapp:+2520906506110
Whatsapp: +252661581383
Soodhawaadda dhamaantiin balanteennu waa Livegood oo laga tirsado 💰💵💸
Comments
Post a Comment