“Doorka muhiim ka ah ay ka qayb Qaataan cuntioyunk caafimaad ka leh xiliga uurka”
Doorka Muhiimka Ah Ay Ka Qaybqaatan Cuntooyinka Caafimad ka Leh Xiliga Uurka Lagu-Guda-Jira:
Waxa La Jooga Waqtigaad Ogaan Laheyd Cuntooyinka Dheeli-Tiran.
Cuntooyinka Dheeli-Tiran Waxay Saameyn Ku Leeyihin Caafimad ka Hooyada Iyo Ilmaheeda, Intaas Kadib Waxad Ogaataa Inaadan Kali Eheyn Sababto ah Jirkaada Waxa Ku Dhex-Nool Noole Kale Gaar Ahaan Ilmo-Galeynka, Sida Darteeda Nafsadaada Ku Nafaqay Cunto Dheeli-Tiran Oo Caafimad Leh Xiliyadan Waliba Inta Uurka Leedahay Uu Bilowga Yahay.
Doorka Wayn Uu Ka Qaybqaato Foolic Acid Uurka:
Sidan Oganhy Maadadan Foolic Acid Inta Badan Waxay Dhistaa Dhiiga Iyo Nudayaasha Cunugaga, Door Wayn Ayay Ku Leedahay Labadas Meel.
Foolic Acid Waxa Ku Jirto Maado La Yiraahdo Folate Taaso Door Wayn ka Ciyaarta Horumarka Ay Ilmaha Sameynayan Wana Muhiim Maadadan Xiliga Uurka.
Waxay Door Wayn ka Qaadataa Horumarka Xangulaha (Spinal cord), Sido Kale Foolic Acid Waxa Kale Loo Yaqaana Vitamin B9.
Hadaba Qaadashadiisa Waxad Kale Hadasha Dhakhtarkaaga.
Waxa Kale Oo Muhiim Ah Inay Hooyada Qaadato Prenatal Vitamin Waxyaabo La Yiraahdo.
Gabadha Uurka Le Wa Inay Ka fogaata Cuntooyinka Jirka Sumayn Kara:
Marwaliba Oo Cunto Diyaarsanayso Wa Inay Gacmaha Iska Dhaqdaa Ama Aad Karsanayso (Wash Your Hands).
Sido Kale Wa Inay Qudaarta Si Fiican Isaga Dhaqdaa, (fruits and Vegetables).
Cuntooyinka Si Fiican Isaga Kari (Cook Thoroughly).
Marwaliba Oo Aad Rabto Inad Dib U Cunto Cuntadii Hore Waa Inad Si Fiican Isaga Kulaysaa (Reheat Cooked Food).
Cunto Waliba Date ka ama Tariikhda Iska Fiiri Inay Dhacsantahy.
Ha Isku Cunin Cunto Dhacday (Expired) Nuuc Waliba Ay Ahaato.
Cuntooyinka Fariijka Ku Daahay Iska Ilaali Ama Ka Fagow Cuntooyinka 3ilaa4 Maalin Ku Jiray Fariijka Dhibaato Badan Ba Kaga Imaan Karto.
~Zakariye Timocade ✍🏾🫶🏻
M,a ♥️🫶🏻
ReplyDelete