AABE QANI AABE FAQIIR
AABE QANI AABE FAQIIR
1: inaad lacagta jecesha waa inaad daaweynkartid xididka xanuun walba
2: maskaxdu waa mashiinka oogu awooda badan Caalamka:
3: almiitada Jirka ee saxda ah waxay siyaadisaa fursadaha caafimaad:
almiitada maskaxda ee saxdaa waxay siyaadisaa fursadaha hodannimo:
4: Faqiirnimo iyo lacag la'aan waxa jira farqi udhexeya: Lacag la'aanta waa waqti kooban Faqiirnimaduna waa daa'im:
5: farxadda ay lacagtu keento waa waqti kooban waxadna ubahantahay lacag kale oo keenta farxad kale:
6: Haku dadaalin Aruurinta lacag farabadan ee ku dadaal inaad cabsida iyo damaca joojisid hadii kale waxad noqondontaa adoon lacagta ushaqeyaa:
7: Cabsida iyo rabitaanku waxay kuu horsedayan Dabinka oogu weyn noloshada hadii aadan fahansaneyn iney xakameynkaraan fikirkaaga:
8: Waa inaad kala taqaanid Waxa lacagi kaa soo galeyso iyo waxa lacagi kaga baxayso:
9: dadka hodanka ah waxay gataan Asset dadka faqiirka ah waxay gataan liability:
10: khaladka ah inaad ku shaqeysid kuladii aad dooratay wuxu ku hilmaansinayaa hadafkii taajirnimada
11: Hodanka waxay raaxada iibsadaan marka oogu danbeysa halka faqirka ay iibsadaan marka oogu horeysa:
12: hadii aad lacag ushaqeysid waxad awoodda siineysaa cida aad ushaqeysid hadii lacagtu kuu shaqeyso waxad haysataa Awooda wana xakamenkartaa:
13: sirdoonka maaliyaded( IQ)
1: Xisaabaabka: waa hal aburka dhinaca bidix ee maskaxda:
2: Maalgashi: waa aqoonta lacag sameynta wana hal aburka dhinaca midig ee maskaxda
3: Fahanka suuqa:
4: Sharciga ( page 104)
14: taloyin dhaqaale:
1:wey fududahay inaad dhaqale sameysid hadii aasasku Xoog leeyahay:
2:qof kasta wuxu ku gulaysankaraa hanti farabadan:
3: waxa jira malaayiin Dariiq oo aad ku gaaraysid ujeedooyinkaga:
15: Dadka intooda badan waligod guuleysanmayaan sababto ah waxay ka baqayaan iney khasaaraan:
16: Habaran sida Caqabada looga fogaado ee baro sida loo xaliyo:
@Page 131 chapter six ilaa 134 Nocyada maalgashi:
$: JOB waxa laga soo gabiyey just over broke:
17: Shaqaluhu waligod ma hormaraan kaliya waxay ilaaliyaan Mushar gunoyin iyo Abaal marin muddon gaban ah lkn waa musiibo marka laga eego mustaqbalka fog:
18: shan sababod oo masul ka ah inadan sameyn dhaqaale farabadan:
1: Cabsida
2: Kalsooni darro
3: caajisnimo
4: Caadoyinka xun
5: Kibirka:
19: Dadka badan waxay oogu guleysan wayen dhaqalahoda Cabsida lacag luminta ayaa ooga daran farxadda taajirnimada:
20: 90% dadku waxay ushaqeystaan ineysan khasaarin ee uma shaqeystaan iney guleystaan:
21: meel walba dahab baa yaala dadka badankod uma tababarna iney arkaan:
₩) 10 tilaabo oo kicinaya aqontada maliyaded:
1: waa iney jirtaa sabab xoogan oo kalifaysaa inaad taajir noqotid:
2: sameyso dorasho dooq ( Qani faqir)
3: si taxadar leh udooro Saxibo dhaqale
4: Qaacido baro kadibna midkale baro ( Xirfad)
5: Naftaada wax sii marka hore(dadka faqiirka waxay leeyihiin caado xun oo ah udhicista keydka:)
6: Sifican wax usii Dalalkaga,khabirkaga,ama qofka waxa aad raadineysid xogta kaa siinaya:
7: noqo bixiye: Malgashadaha wax garadkaa wuxu fiiriyaa in ka badan waxa uu maalgashaday:
8: ku raxeyso hantidaada: (nin $3000 ilaa $6000:) gari ibsaday waxne usoharen:
9: xulo' latasho,ku dayo,gesiyasha dhaqale:
10: Bar aqoontada dadkale waxna bixi barri waad helidoontaye
22: Arinta oogu adag marka hanti la dhisayo waa in nafta run loo sheego oo aan laraacin jamaca:
23: waxad noqondontaa waxa aad barato
24: Markad bilabeysid ganacsi kuu gaar ah waa inad ledahay Xirfadaha maamul
1: Qulqulka lacagta ( cashflow)
2: dadka: (people)
3: waqtigaga shaqsiyaded(personal time)
Taxa wax qabad iyo sida loo bilaabo
1: Qiimee waxa shaqeynaya jooji waxa aan shaqeyneyn:
2: Raadi fikrado ganacsi, malgashi,iwm
3: Raadi qof qabtay waxad qabaneyso qado uwad dheh hadallo ixtiram leh
4: dadka waxa yar ku fikira ma helaan fursadaha waaweyn hadad rabtid inaad taajir noqotid ku fikir wax weyn:
Xigasho, Cabdicasiis Cabdikariin ✍
Tafaftire, Yakariye Ibraahim Timo Cade ✊

Thanks Ustaad
ReplyDeleteWow M,a ustaad 🙏🏻📚
ReplyDelete